Inaalulaahi Wa inaa ilaahu Raajacuun - Ilaahay naxariistii jano ha ka waraabiyo
Waraysi Cusub - Xus oo Xasuusnoow Xasuuqii Xeebta Jasiira - Nin la qabtay habeenkaas laakiin laga soo reebay intii dadka aan loo qaadin dhinaca Xeebta
Warbixintii Ninkii habeenkaas isagoo dhawac ah ka badbaaday
Magacyadii dadkii lagu xasuuqay Jaziira, Alla hu naxariisto dhamaantoodba iyo sawiro
SDWO: Qaybtii Kowaad ee Su,aalo aan weeydiinay la xidhiidha Xasuuqii Jaziira Gaashaanle Sare Canjeex oo la sheegay inuu ka danbeeyay xasuuqaas 1989 kii
SDWO: Qaybtii Labaad ee waraysigii ku saabsanaa xasuuqii Jaziira oo aan la yeelanay Gaashaanle Sare Canjeex isagoo jooga dalka Syria