SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

Waxaan u soo Joogay

Xasuuqii Ceel Afweyne iyo Kal shiikh  1988

Waa Taariikh aan dib ugu egayno cadaadiskii lagu hayey reer Somaliland ee sababay in dagaal hubaysan lagala hortago taliskii dhiigyo cabkii siyaad bare

Qormadan Waxa inoo soo Siciid Maxamed Goodir 

waxaan  u  soo  joogay  xasuuqii  ceelaf weyn iyo   kal  shiikh nin   yaqaan baa  yaqaan sanadku   waxa  uu   ahaa  1988  bishii      ogost.   20   

waxan  anigu ka    tegay  magaalada   hargeysa  bil  ka hor  halkaas oo   iskool  ka  dhigan   jiray  ka dib   halkaas  oo aan fasax u  tegay   madaama aan  ku jiray  xilgii   fasaxa  waxaan   la  kulmay dagaaladii  .  

waxa  dhacday aniga markaa  abaahay waxa  uu ku maqnaan ceerigaabo   anigun    waxaan joogay  meel qiyaastii  celafweyn  ujirta  30km  waxaan   sugeynay     markaa  abahay waxa  uu ahaa bayamucshtar . 

markaa    halkaas  oo  uu u joogay alaab uga soo degaysay  xiis iyo maydh.  markaa meesha layidhado celafweyn waxa kujirtay faqshtii.        waa  maalin sabti  ah  5tii  galabnimo waxaan  maqlay  qarax  miino.  ah  oo  dhawaaq  wayn    oo  dhulka  naga qaday   sacada  ka  dib  wax  noo  yimid  nin   farasa  wata  waxa uu noo  shegay  in  laba  baabuur oo uu wato  abahay  inay miino   kula kacday mid  ka mid   hal  dumar ahin  dhawaca  soo  gadhay dadkii intii kale na waa   nabada  qabaan  faqashtiin way ku soo  soctaa  ee    hala  gaadho inata  aanay  dadka  layn alabatan bilaqysan markaa   faqshtii way timid  kadiba  waxay yidhdeen   miinada  ciidii meesha  gelisay  hala keeno   hadii   kale  dadka mesha  jooga baa    u dhimanya   way  noqdeen alaabtii  habeenkii baan ka  gurnay   babuurkii       uun baan meesha kaga  tagnay   isla  subaxii  baan  meshii ku  hadhay  waxay soo  noqdeen  10am kadib   hal baabuur  baa miino  kala kacday.  markaas  bay  go,aan   gadheen  ah  in   dadka  la  laayo. waxaan u soo taag naa. iyadaoo inta  dadka  la soo  ururiyo meel lay iskugu keenayo oo  raas   hareeraha lay isla kala taagayo  waxa   meeshaa ku  dhintay ilaa  150   qof  oo  hal maalin ah  la wada laayay xaga   kal shiikh.na.waxa   lagu dilay 70 qof  isla  maalintaa  oo  baabuur  inta lagu da;cay    iskaroga la   xasuuqay markaa ciidanka waxa  watay  nin la odhan jiray  kornayl  dhoore ilaa malintaa   ma  ilaawin ninkaa  caloshyda  ka ma bixin  intaa waan  raadiyaa in  uu nool yahay iyo  in kale cadawada aan  qubo  faqshana       maalintaa kow walaahay hadii aan ogaan  lahaa  meel    ku nool  yahay   halkiisa  baan  ku gubi lahaa    tolay   tolay  faqshaa waa

 

siciid  maxamed  goodir       goodir1966@hotmil.com     oo ku nool wadanaka  ireland  magalada   dongal 

 

Please noo soo dir wixii dhacdo ah ee aad goobjoog u ahayd nooguna soo haagji sdwouk@yahoo.com ama webmaster@sdwo.com

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE