Xus oo xasuusnow maalinta qaaliga ah ee aasaaskii ururkii SNM 6th April 1981
Hargiesa 2007
British P.Minster
Welcome Party
Hargeisa Univ
Hargiesa 2006
S/Land-Aljezera
6th April 2009 waa sanadguuradii 28aad ee ka soo wareegtay markii u horeysay ee SNM lagu dhawaaqay, Ururkii xaq u dirirkii Somali National Movement.
Illahay waxaan uga baryaynaa dhamaan mujaahidiintii ku shihiiday xoraynti Jamhuuriyada Somaliland inuu naxariistii jano ka waraabiyo, Ubadkii, xaasaskii, waalidkii, ehelkii iyo qaraabadii ay ka tageena samir iyo iimaan ka siiyo, Ilaahayna gargaar u fidiyo. Dadka reer somaliland na waxaanu leenahay Xus oo Xasuusnoow Mujaahidkaaga.