SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

 
SDWO Relief Projects Oo Deeq lacageed Gudoonsiiyey Gabadha ugu Gaaban somaliland

 

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

 

 

 

CLICK HERE -  SDWO RELIEF PROJECTS

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

SDWO (Hargeisa 26/10/2010) Ururka Sdwo qaybtiisa samafalka dadka ubaahan caawimiada ee {Sdwo Relief Projects }ayaa maanta deeq lacageed gudoonsiiyey Foosiya Muuse Xasan{Foosiya Gaabo}.oo ah gabadha somaliland ugu gaaban .

Deeqdan oo xadigeedu dhamaa $150 waxaa soo gaadhsiiyey muwaadiniin reer somaliland ah oo ku nool  magaalada London waxaana maanta deeqdani lagu gudoonsiiyey magaalada Hargeysa.

Foosiya Muuse oo maanta kawarameysey dareenkeeda kuwajahan gudoomida deeqdani ay soo gaadhsiiyeen muwaadiniinta qurbajooga ahi ayaa waxay tidhi {ilaaheybaa mahad leh waxaan u mahadnaqayaa walaaladyda deeqdan isoo gaadhsiiyey si ay iigu caawiyaan, waxanan umahadnaqayaa walalaheyga isoo gaaodhsiyey deeqani oo la iisoo mariyey{Sdwo}.

Waxay intaasu kudartey foosiyi {Waad iga farxiseene ilahey ha idinka farxiyo idinkana, waxaanan maanta dareemayaa farxada balaadhan waanan ubaahnaa deeqdani oo hadaan caruurtii u siinayaa cunto iyo waxyaabo badan oo ay ubaahan yihiin.

Waxay sidoo kale foosiay muuse gabhada ugu gaaban somaliland nooga warantey xidhiihdk bulshada waxayna xustey in bulshadeedu had iyo jeer sifiican ulla dhaqanto oo ay caawiyaan islamarkaana marwalba kudhex nooshahey caawimadooda.

Waxay ka warbixisey xaladeeda guud ahaneed iyadoo xustey in dhib kuheyso kirada guriga ay gasho oo intabadan ay sheegtey inaaney iska bixin karin kana codsanayso bulshada somaliland in ay u baahan tahey cawimadooda.

Waxay gabagabadii bulshada somaliland ugubaaqdey meelkata oo ay joogaan iney marwalba aaney kamaarmeyn caawimadooda una baahan tahey islamarkaa waxay u maahdnaqdey.  Waxaanay markale u mahadnaqady muwaadiniinta deeqdan soogaadhsiiyey iyo ururka sdwo qaybtiisa samafalka oo deeqdani loo soo mariyey.

Tani iyo intii SDWO Relief Project ay biloowday garabkeeda gargaarka ayaa deeqaha lagu soo hagaajiyey SDWO.COM waxay gaadhaysaa $6405 doolar oo dhamaan la gudoonsiiyey goobahii ay qurbojoogu ugu soo deeqeen - Click Garee halkan (SDWO Relief Projects) si aad dhamaan u aragtid sawiradii iyo maqaaladii sidii deeqahaasi ay u gaadheen dadkii loogu talogalay.

Waxa wixii kaalmo ah loogu soo hagaajinkaraa  SDWO Relief Project oo sidii aad horey uga barateen sawiro ka soo qaadidoona marka deeqahiina la gudoonsiinayo iyo xaalada reerku ku suganyahayba. nagala soo xidhiidh samafal@sdwo.com 

Axmed Maxamed Shqale

SDWO News Desk

Shaqale_88@hotmail.com

Hargeysa Somalialnd

 

 

 
 
 
 
Ka qaybqaado Deeqaha SDWO Releif Projects

 

Marwo Foosiya Muuse (Foosiya-gaabo) oo ah hooyada ugu gaban dumarka Somaliland , ayaa markii afraad qalliin lagu sameeyey sanadkan horaantiisii oo lagaga soo saaray ilmo ay si caadi ah u dhali kariweyday oo wiil ah

Sanadka bilowgiisii oo ay ilmo kale ay ku dhashay dhakhtarka Hargeysa 

 

Waxaana wixii kaalmo ah loogu soo hagaajinayaa  SDWO Relief Project oo sidii aad horey uga barateen sawiro ka soo qaadidoona marka deeqahiina la gudoonsiinayo iyo xaalada reerku ku suganyahayba. nagala soo xidhiidh samafal@sdwo.com 

 

Hadii aad rabtid inaad ka qayb qaadatid caawimooyinkan SDWO Releif Projects waxaad nagala soo xidhiidhi kartaa Samafal@sdwo.com ama guled@sdwo.com


Halku dhiga SDWO Releif Projects:  Daawanaayoow Waa Dalkaagii, Daawanaayoow Waa Dadkaagii.

 

 

USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work   Malaria- Kaneecada Daily Health Advice   Khat Report   Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE