SDWO (Hargeisa 19/07/2011) Gudoomiyaha SDWO Guled Cabdi Sheekhaash iyo xubno uu horkacayey oo booqday Geed Deeble iyo Maluugta. Xubnahan waxa ka mid ahaa Cabdirashiid Cabdiraxmaan, Xuseen Dayib, Maxamed Cismaan iyo Maxamed Dheere.





Guled Abdi - Gudoomiyaha SDWO.COM

Dooxa Geed Deeble





Dooxa Maluugta






Beeraha Maluugta
Guled Abdi Sheekhaash - SDWO Chief News Editor
Email: Guled@sdwo.com