SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

Sawiradii Xafladii balaadhnayd ee Jaaliyada UK ku qaabishay Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu hogaaminayey

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

 

 Xasuuqii Jazeera

 

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

SDWO (London 26/02/2012) Xaflad balaadhan oo aad loo soo agaasimay oo xalay ka dhacday bariga magaalada London ayaa lagu soo dhoweeyey Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayey ee ka qaybgalay shir weynahii lagaga hadlayey arimaha Somaliya.

 

Xafaladan ayaa waxa hadalo ka jeediyey xubno badan oo ka mid ah weftiga sida,  Gudoomiyayaashaa Xisbiyada qaranka ee UCID - Faysal Cali Waraabe, Kulmiye - Muuse Biixi Cabdi iyo Gudoomiye ku xigeenka UDUB Axmed Yusuf Yasin,  waxa kale oo halkaas ka hadlay, wasiirka Qorsheynta Sacad Cali Shire, Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar, Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade, Wasiirka Gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami, Wasiiru Dowlaha Arimaha Dibada Maxamed Rashiid Sh. Xasan  Xubno ka mid ah labada gole ee Baarlmanka iyo guurtida Xaaji Cabdi Waraabe iyo xildhibaan Cali Aareye.  Ugu danbayntiina waxa qudbad kooban xaflada ku soo xidhay Madaxweyne Siilaanyo oo si balaadhan ugu mahadnaqay qurbojooga Somaliland gaar ahaan Jaaliyada UK sidii balaadhnayd ee ay uga soo qaybgaleen Banaanbaxii weynaa ee lagu qabtay London

.

 

 

SDWO News Desk _ London

 

 

 

Guled Abdi Sheekhaash - SDWO Chief News Editor

 

USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work   Malaria- Kaneecada Daily Health Advice   Khat Report   Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE