SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

Magaalada Riyad ee Dalka Sacuudi Arabiya oo si weyn looga xusay 18ka May

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND     

 

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

SDWO (Riyadh 23/05/2011) Magaalada Riyadh ayaa waxa 18 May lagu qabtay munaasabad loogu dabbaaldegayay sannad guurada 20aad ee ka soo wareegtay ciid qaranka ee 18 May oo ku beegan la soo noqoshadii qaranimada Somaliland.
 
 
Munasabaddaa oo ilyartu is-qabatar, rag, dumar, caruur, dhallinyaro iyo waayeel ayaa dadweynuhu si weyn ugu muujiyeen siday ugu faraxsanyihiin maalintan qaaliga ah oo ay dadkooda guda iyo dibadba kala qayb galayaan dabbal-degga loo samaynayo maalinta qaranka.
 
 
Xafladda ayaa ku dhamaatay jawi farxadeed halkaasoo odayaashu ka duceeyeen, lana rajeeyay in ciidda ciiddeeda inagu soo beegto iyada oo dalkeenu aqoonsi buuxa haysto.
 
Munasabadda waxa qabanqaabiyay ururka dhalinta reer Riyadh ee SSYO.
 

 
Ahmed Hussein Ismail
Riyadh
 
 

Guled Abdi Sheekhaash - SDWO Chief News Editor 

 

 
USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work   Malaria- Kaneecada Daily Health Advice   Khat Report   Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE