|
Muuqaalka xaalada garoonka ee hada

Waxaanu dooneynaa inaan garoonka weyn ee Hargeysa hawsha ka bilowno oo dayactir ku sameyno
· In la dhigo garoon roog ah (kunstgress)
· Loo sameeyo guddi gaar ah oo garoonka maamnusha
· La sameeyo cid ilaalisa garoonka
· La soo celiyo tartannadii loo qaban jirey dhallinyarada
· La sameeyo kooxo professional ah
Sidaa darteed waxaan u baahaney caawimadaada
Wixii war dheeraad ah la xidhiidh
Hassan Mohamed Abdalla(waraabacadde)
hargeisastadium@hotmail.com
Telefon: 004746386177
Sacad Hashi ( Xisaabiyaha)
Telefon: 004745268891
Caawimada waxaad ku soo diri kartaa xawaaladaha tii kuu dhow adigoo ku soo haagjinaya Mashuurca Dayactirka Hargeisa Studium - Norway - Oslo - 004746386177
hargeisastadium@hotmail.com
Muuqaalka Qorshaha aan rabno inuu garoonka gudahiisu u ekaato

Isboortisku waa u muhiim qof kasta gaar ahaan carruurta iyo dhalinyarada waayo wuxuu kobcinayaa garaadooka iyo jidhkoodaba. Waxa uu ilmaha ka ilaalinayaa mukhaadaraadka, qabyaalada iyo waqti dayicida.
Waxaan dooneynaa inaanu sare u qaadno tayada ciyaaraha ee dalkii.
Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo.
Inkasta oo uu muuqaalka garoon leeyahay, haddana marka aad gudihiisa gasho inshaadu kuma farxayso ee aan u gurmano hawshan
Wixii war dheeraad ah la xidhiidh
Hassan Mohamed Abdalla(waraabacadde)
Telefon: 46386177
Sacad Hashi ( Xisaabiyaha)
Telefon: 45268891
Cid kasta oo qaaraanka ka qaayb gasha waxaay kala socon doonaan websidka magacyada iyo inta uu bixiyay qofku si aay wax walba u iftiimino Alaa mahad leh |