Hooyadan dhabarka ka jabtay ayaa lafta danbe ee dareemayaasha oo dhami ay maraan waa lafdhabarta’e ay is waydaaratay taasi oo sababtay in dhamaanba qaarka danbe ee jidhkeeda ay waxba ka dareemi waydo ayaa haatan waxa ay taalaa cisbitaalka guud ee magaalada Hargaisa laakiin waxa ay u baahantahay dhakhtar dibada ah in loo qaado.
Hadaba hooyadan oo leh sideed caruur ah odaygeeduna uu yahay macalin wax ka dhiga dugsiyada hoose dhexe ee dawlada kana shaqaynayay mudo dhan 35 (shan iyo sodon sano) ilaa imikana macalin ka ah dugsiga hoose dhexe ee 18ka May isla markaana aan haysan wax aduun ah oo uu dhakhtar dibadeed ku geeyo,ayaa waxa uu umada muslimka ah waydiisanayaa inay ka caawiyaan arintaasi dhibaatada ku haysa isaga qoyskiisaba.

Walaalayaal I caawiya si uu Eebe (S.W.T) idiinku naxariisto (Ilaahay ayaa caawiya adoonka caawiya walaalkii).
Aaabaha reerkani waa Macalin Mowliid Sheekh Axmed Cabdilaahi
Account number:13879,
Dahabshiil Hargaisa
ama la xidhiidh Tell:00 252 2 4412502 mobile telesom,ama Email:Mawliid30@yahoo.com
Hadii aad rabtid inaad deeqada ku soo hagaajisid SDWO.COM si aanu halkan ugu soo bandhigno Sawirada marka la gudoonsiinayo deeqaada nagala soo xidhiidh Samafal@sdwo.com
Daawanaayoow Waa dadkaagii, Daawanaayoow waa Dalkaagii
Who will help this mother wife
The case of her problem was that she has fall down in deep well and she’s broken her spinal vertebrate and she can’t control both urination and defication which she become futureless in life-living ,laying flatly on the bed at present.
How ever this mother-wife needs needs an specialist Ordopedic centre treatment.
Helping all those mentioned will carry on,forwarding her the medication with the earliest approach for sending her the specialist orthopedic centre in European countries or any other part of the world where is found the specialist orthopedic treatment.
Reference:
Account: D13879 of Dahabshil,Hargaisa S/land.
Mawlid Sheekh Ahmed.
Tell: 00 252 2 4412502