Somaliland waa dal hodon ku ah khayraadka dabeeciga ah ee ilaahay ku manaystay gaar ahaan dhinaca quruxda iyo dalxiiska. Ashyaa markaad aragto aad la yaabaysid sida ay u dhaqmayaan waxaana qayb ka ah Gudmo biyo cas oo ah meesha ugu quruxda badan Somaliland waxaana sida aad sawirada ku aragto muuqaallo aad u xiiso badan sido kale barnamin aan ka soo sameeyay oo ka baxa SLNTV waa barnaamin aad u qiimo badan waxaana uu ka kooban yahay qaybo badan walo aanay soo dayn cidii danaynasana waxaan siin doonaa free copy


Durdurka Biyaha

Biyo Dhaca Gudmo waxaa si fudud looga dhalin karaa awooda biyaha xooga badan ee masaafada dheer socda koronto ku filan Somaliland sida tan itoobiya





Geedka Madaahda

Geedka Beeyada

Daris
muwaadin kasta waxaa ay masuuliyadi ka saaran tahay horuumarka dalkiisa
with best wishes
Farhan Mohamoud Hidig
SEEYO E.D
Tell: 00252-2-4200447
00252-7-9043330
Email: farhan143@hotmail.com
erigavo.som@gmail.com
WWW.ceerigabo.com
Erigavo Somaliland