SM
SDWO

Somaliland Democracy Watch Organisation

To Promote Democracy In Somaliland


Contact us

SDWO Relief Projects 

Daawanaayoow waa dadkaagii,  Daawanaayoow waa dalkaagii

U Gargaar Walaalahaa, Aakhiro Wax sii hormarso, Ifkana Liibaan iyo naxariis Alle ku  nooloow

Totalka deeqaha nalagu soo hagaajiyey = $6005 us dollar

Your Banner

BARR AMA BARRO TAARIIKHDII CADAADISKII SHACBIGA SOMALILAND

 

 

Hargiesa 2007

British P.Minster

Welcome Party

Hargeisa Univ

Hargiesa 2006

S/Land-Aljezera

 

 

 

 

 

Daawanaayoow waa dadkaagii,  Daawanaayoow waa dalkaagii

Hadaad rabtid inaad caawimo ka geeysatid oo bangiga aakhiro wax sii dhigato nagala soo xidhiidh samafal@sdwo.com ama guled@sdwo.com

Project yada ilaa hada uu SDWO Relief Projects ay fuliyeen waxa ka mid ah:-

 

Shiine Cilmi kaahin xoghayaha SDWO.COM oo deeq caawimo ah gudoonsiinaya aabaha yartan yar ee dhibaataysan

 

 

Aabo da, ah oo haysta 8 caruura oo wada curyaamiin ah oo SDWO gudoonsiiyeen deeqo lacageed oo ka kala yimid jaaliyadaha London, Manchester, France, Holland, Finland, Australia iyo Denmark

 

 

                                                                            BEFORE                                              AFTER                   

Deeq raashin oo fidrigii ramadaan 2008 sdwo uu qaybiyey

Reer Caruurtoodii gaajo darteed ku yaboohay in lakala qaato oo qurbojoogu u gurmadeen

Before                                            After

Deeqdii labaad oo SDWO gudoonsiiyey reerkan

 

SDWO Relief Projects oo $620.00 doollar gudoonsiiyey qoyska ay ka dhalatay gabar yar oo xanuun madaxa kaga dhacay + Sawiro

SDWO oo Deeq lacageed oo kale gudoonsiiyey Aabahii dhalay 8da caruurta ah ee wada curyaamiinta ah + Sawiro

Qaark ka mid ah Qurbojooga Somaliland ee Australia iyo Danmark oo Deeq Lacageed SDWO Relief Projects Ugu Soo Hagaajiyey Qoyskii Ka Koobnaa 8da Qof Ee Wada Curyaamiinta ahaa + Sawiro

SDWO Relief Projects ayaa deeq kaalmo $746 doolar oo jaaliyada Manchester ee ingiriisku soo dirtay gudoonsiisay aabahii haystay 8da caruurta ah ee dhamantood curyaamiinta ahaa + Maqal iyo Muuqaal

Wakiilka SDWO ee Hargeysa oo $1230 Dollar Gudoonsiiyey Reerkii Ka Koobnaa 8 Da Qof Ee Curyaamiinta Wada Ahaa + Sawiro

Dhisme laba suuli ah oo laga hirgeliyey xaafada Dhaamka Daami ee Hargeysa iyadoo $300 doolar Jaaliyada Paris  bishii Ramadaan ku soo hagaajisay SDWO + Sawiro

 

SDWO oo Deeq Raashin ah u Qaybisay Dad Danyar ah oo ku Nool Xaafado ka mida Magaalada Hargeysa + Sawiro

 

Wakiilka SDWO.COM ee Hargeysa Shiine oo $210 doolar gudoonsiiyey qoyskii  danyarta ahaa ee caruurtooda ku baaqay inay dadka u qaybinayaan si ay gaajo uga badbaadshaan + Sawiro

 

 Xubno ka Tirsan Jaaliyadda Reer Somaliland ee Faransiiska  - Paris - oo ka soo jawaabay dhibaato ba'an oo haysata dadka ku dhaqan Xaafadda Daami iyo Jaaliyada Waqooyiga London oo markii labaad deeq lacageed na soo gaadhsiisay + Sawiro

 

Hadaad rabtid inaad caawimo ka geeysatid oo bangiga aakhiro wax sii dhigato nagala soo xidhiidh  samafal@sdwo.com ama guled@sdwo.com

 
USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work    Malaria- Kaneecada  Daily Health Advice   Khat Report    Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations - Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football - Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION - NEWS PAGE